3dii August 2022, waxaa kulankoodi kowaad yeeshay guddida sare ee sanduuqa horumarinta dhalinyarada Somaliland

3dii August 2022, waxaa kulankoodi kowaad yeeshay guddida sare ee sanduuqa horumarinta dhalinyarada Somaliland. kulankaas waxaa laga soo sosaaray qodabo aad u muhiim ah oo ay  ka mid yihiin; in guddida si joogto ah u kulanto si loo dar dar galiyo hawlaha sanduuqu u aas aasan yahay iyo diyaarinta dhamaan istiritiijiyahaha iyo siyaasaha aas aaska u noqonaya hawl fulinta sanduuqa. Kulanka waxaa gudoominayay wasaarika wasaarada dhallinyarada iyo ciyaaraha oo ah gudoomiyaha guddida waxaana goobjoogka ka  ahaa  dhamaan xubnaha kale ee guddida sanduuqa ka kooban yahay