Waxaa maanta ku qabsoontay Madaxtooyada Somaliland Munaasibad Balaadhan oo xadhiga lagaga jarayay Sanduuqa Horumarinta Dhaliinyaradda Somailand.
Agaasimaha Fulinta ee SYDF Khadar Ibraahim
Gudoomiyaha Dallada Haweenka Nagaad, Marwo Nafiisa Yuusuf
Maayirka Caasimadda Hargeisa Cabdikariin Ahmed Mooge
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Cabdirashiid Ducaale
Wasiirka Maaliyadda Somaliland Dr Sacad Ali Shire