Shaacinta bilawga Codsiga maalgalinta ganacsiyada yaryar ee gobolad Saaxil,Togdheer,Sool,Sanaag

Muwaadin waxaa kuu bilawmay wajigii 2-aad kuna socon doona muddo toban maalmood ahkana bilawmaysa 19/09/2024 soconna doonta ilaa 28/09/2024.