• Somaliland Youth Development Fund
  • Facebook
  • Contact us
  • APPLY INVESTMENT
  • Sat , April 04 2026
  • Visit Somaliland Government Portal
  • FAQs
    • English
    • عربى
    • Somali
Somaliland Youth Development Fund
  • Facebook
  • Home
  • About Us
    • About The SLYDF
    • Departments
      • Department of Human Resource Management
      • Department of Admin and Finance Department
      • Department of Planning
      • Department of ICT
      • Department of Fund Mobilization and Investment Management
      • Department of Entrepreneurial Development
    • Top Management
    • Priorities
  • Youth Services & Project
    • Loan
    • Market Support and Linkage
    • Enterprise Development
    • Youth Employment Scheme Board
  • Publications
    • Legislations
    • Regulations
    • Policies and Standards
    • Guidelines
  • Media
    • News
    • Press Release
    • Events
    • Gallery
  • Opportunities
  • English
  • العربية
  • Somali

Search

55 search results found.


sawiradii xuska maalinta dhalinyarada aduunka
sawiradii xuska maalinta dhalinyarada aduunka 
Categories: Photo Gallery
Kalmadii Agaasimaha Fulinta Sanduuqa Hurumarinta Dhalinyarada Soomaliland
Kalmadii Agaasimaha Fulinta Sanduuqa Hurumarinta Dhalinyarada Soomaliland Cabdiqaadir Ismaaciil Axmed Jaylaani uu ka jeediyay Xuska maalinta Dhalinyarada Aduunka
Categories: News
Xuska Maalinta Dhalinyaradda Aduunka oo aanu ku soo bandhignay Buuga Waxqabadkii sanadkan ee Sanduuqa Horumarinta Dhallinyaradda Somaliland
Xuska Maalinta Dhalinyaradda Aduunka oo aanu ku soo bandhignay Buuga Waxqabadkii sanadkan ee Sanduuqa Horumarinta Dhallinyaradda Somaliland
Categories: Photo Gallery
Hambalyada Xuska Maalinta Dhalinyaradda Adduunka 12 August oo ku beegan maalinta berri ah.
Hambalyada Xuska Maalinta Dhalinyaradda Adduunka 12 August oo ku beegan maalinta berri ah.
Kalmadii Agaasimaha Fulinta Sanduuqa Hurumarinta Dhalinyarada Soomaliland Cabdiqaadir ismaaciil axmed jaylaani uu ka jeediyay Xuska maalinta Dhalinyarada Aduunka #WorldYouthDay Abdiqaadir Ismail - Jay
Kalmadii Agaasimaha Fulinta Sanduuqa Hurumarinta Dhalinyarada Soomaliland Cabdiqaadir ismaaciil axmed jaylaani uu ka jeediyay Xuska maalinta Dhalinyarada Aduunka #WorldYouthDay Abdiqaadir Ismail - Jaylaani
Categories: News
Cabdiqaadir Ismaaciil Jaylaani Agaasimaha Fullinta Sanduuqa Horumarinta Dhallinyaradda Somaliland
"Madaxwaynuhu wuu ku mahadsan yahay in dhalinyaradu qayb ka noqdaan xukuumadiisa"  Cabdiqaadir Ismaaciil Jaylaani  Agaasimaha Fullinta Sanduuqa Horumarinta Dhallinyaradda Somaliland
Categories: News
Agaasimaha cusub oo xilka kala wareegay agaasimihii hore ee fulinta Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland
Agaasimaha cusub ee Madaxweynaha Jamhuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Cirro u umgaacabay Agaasimaha Cusub ee Fulinta Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland Mudane Cabdi qaadir Ismaaciil Axmed Jaylaani  Ayaa xilkii kala wareegay Agasimihii hore ee fulinta Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland Khadar Ibrahim Mohamed 
Categories: News
Tababarka Dhalinyarada Gobolka Sool
Caynabo Somaliland October 13 2024. Sanduuqa Horumarinta Dhallinyaradda JSL ayaa Caynabo ka furay Tabobarka hal-abuurada ganacsi oo loo qabtay dhallinyartii soo codsatay maalgalinta Sanduuqa Dhallinyarada. Tabobarkan oo socon doona muddo 3 maalmood ah waxaa ka qayb galayaashu ku baran doonaan xirfadaha la xidhiidh hal abuuradda ganacsi iyo horumarinta fikraddii ganacsi ee ay soo gudbisteen iyada oo lagu hagi doono sidii ay fikradahooga meel mar uga dhigi lahaayeen. Tababarkan oo uu soo qaban qaa...
Categories: News
Tababarka Dhalinyarada Gobolka Sanaag
Ceerigaabo Somaliland October 13 2024. Sanduuqa Horumarinta Dhallinyaradda JSL ayaa Ceerigaabo ka furay Tabobarka hal-abuurada ganacsi oo loo qabtay dhallinyartii soo codsatay maalgalinta Sanduuqa Dhallinyarada. Tabobarkan oo socon doona muddo 3 maalmood ah waxaa ka qayb galayaashu ku baran doonaan xirfadaha la xidhiidh hal abuuradda ganacsi iyo horumarinta fikraddii ganacsi ee ay soo gudbisteen iyada oo lagu hagi doono sidii ay fikradahooga meel mar uga dhigi lahaayeen.
Categories: News
Sanduuqa Horimainta Dhalinyarada Somaliland ayaa Tababar ufuray Dhalinyarada Gobolka Togdheer
Burco Somaliland October 12 2024. Sanduuqa Horumarinta Dhallinyaradda JSL ayaa Burco ka furay Tabobarka hal-abuurada ganacsi oo loo qabtay dhallinyartii soo codsatay maalgalinta Sanduuqa Dhallinyarada. Tabobarkan oo socon doona muddo 3 maalmood ah waxaa ka qayb galayaashu ku baran doonaan xirfadaha la xidhiidh hal abuuradda ganacsi iyo horumarinta fikraddii ganacsi ee ay soo gudbisteen iyada oo lagu hagi doono sidii ay fikradahooga meel mar uga dhigi lahaayeen. Furitaanka tabobarkan waxaa soo qa...
Categories: News

  • Links

    • Home
    • Feedback
    • FAQs
Visit Somaliland Government Portal
  • Copyright
  • Privacy
  • Disclaimer
  • Terms & Conditions
  • Powered by : Ministry of ICT
    • Like Us on
      Facebook

    • Follow Us on
      Pinterest

    • Chat on
      Whatsapp