Agaasimaha cusub oo xilka kala wareegay agaasimihii hore ee fulinta Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland
Agaasimaha cusub ee Madaxweynaha Jamhuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Cirro u umgaacabay Agaasimaha Cusub ee Fulinta Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland Mudane Cabdi qaadir Ismaaciil Axmed Jaylaani Ayaa xilkii kala wareegay Agasimihii hore ee fulinta Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland Khadar Ibrahim Mohamed