Codsadayaasha maalgalinta Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada Somaliland ee gobolka Awdal.

Waxaanu halkan ku baahinaynaa liiska ka soo gudbay marxaladda koowaad iyo labaad ee qiimaynta Sanduuqa H. Dhalinyarada, iyadoo ay qaadan doonaan tabobar ka qabsoomi doona magaaladda Boorama, intaas kadibna ay difaacan doonaan qorshe ganacsiyeedka ay soo gudbisteen dhalinyaradda gobolka Awdal.
Fadlan halkan hoose ka eeg ID-ga aad ku soo codsatay hadii aad ku soo baxday qiimaynaha kor ku xusan.