Liiska codsadayaasha maalgalinta gobolka Saaxil
Waxaanu halkan ku baahinaynaa liiska ka soo gudbay marxaladda koowaad iyo labaad ee qiimaynta Sanduuqa H. Dhalinyarada, iyadoo ay qaadan doonaan tabobar ka qabsoomi doona Berbera, intaas kadibna ay difaacan doonaan qorshe ganacsiyeedka ay soo gudbisteen dhalinyaradda Gobolka Saaxil.Fadlan halkan hoose ka eeg ID-ga aad ku soo codsatay hadii aad ku soo baxday qiimaynaha kor ku xusan.