Sanduuqa horumarinta dhalinyaradda JSL oo qabatay Kulanka wada tashiga diyaarinta istiraatijiyadda 5ta sanno ee Sanduuqaasi.

Waxaa maanta ku qabsoomay hoteel Asood ee Magaaladda Hargeisa kulankii koobaad ee diyaarinta qorshaha 5ta Sanood ee Sanduuqa Horumarinta dhaliinyaradda Somaliland.
Kulanka oo ahaa xog ururin ayay Saraakiisha Sanduuqu la qaateen Hayadaha dawliga ah iyo kuwa caalamiga ah ee ku hawlan arimaha hurumarinta dhaliinyaradda.
Agaasimaha Fulinta ee Somaliland Youth Developmetn Fund, SYDF, Khadar Ibrahim Mohamed, oo hadal kooban ka jeediyay kulanka ayaa sheegay in kulanka waxyaabaha laga soo jeediyo iyo qorshaha 5ta sanno ee Dawladda lawaafajindoono diyaarinta qorshaha 5ta sano ee SYDF.